wargeyskadawan.com
Shir Nabadeed ka Furay Degmada Adhi-cadeeye ee gobolka Sool
Adhi-cadeeye-(Dawan)- Xukuumada Somaliland ayaa gogol nabadeed u fidisay beelo wada dega degmada Adhi-cadeeye oo ka tirsan gobolka Sool oo hore ay shaqaaqo ugu dhexmartay degaankaasi. Shir n…