wargeyskadawan.com
Duuliye Axmed Dheere ma ka markhaati furri doonaa Xasuuqii ay Soomaaliya u geysatay Shacabka Somaliland 1988-kii?
“shaki igagama jiro in caddaalad la horkeeni doono Dadkii dambiyada galay haddii cida Somaliland, Soomaaliya iyo Qoomiyada Soomaalida oo dhan wanaaggeeda jecel ay xukunka qabtaan…&#8221…