wargeyskadawan.com
Ganacsatada Berbera oo lagu tababaray xeerarka & Nidaamyadda cusub ee Kastamada
Berbera(Dawan)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Waaxdeeda kastamadda ayaa u qabatay ganacsatada iyo wakiilada mukhalasiinta ee Dekedda Berbera tababar kor loogu qaadayo aqoontooda la xidhiidha x…