wargeyskadawan.com
Komishanka Xuquuqal Iinsaanka oo daah-furay Ololle 16 Cisho ah
Gudida xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay kulan lagaga hadlayay sidii loo yarayn lahaa tacadiyadda haweenka lagula kaco. Kulankaasi waxa kasoo qayb galay masuuliyiinta g…