wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ku Tegay Dalka Kiiiniya
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka Kiiniya, kaddib markii ay marti-qaad…