wargeyskadawan.com
Wasiirka Khaarajiga Dalka Malawi oo Hargeysa ku soo Fool leh
Hargeysa-(Dawan)- Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Malawi Eisenhower Mkaka, ayaa la filayaa inuu maanta soo gaadho magaalada Hargeysa ee caasimadda jamhuuriyadda Somaliland. S…