wargeyskadawan.com
Berbera: Haweenka Baahiyaha gaarka ah Qaba oo Barnaamij Waxbarasho loo furay
Berbera (Dawan) Waxaa magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, lagu qabtay Munaasibad lagu daahfuraayay waxbarashada haweenka baahiyaha gaarka ah qaba. Waxaana kasoo qayb galay mas’uuliyiinta …