wargeyskadawan.com
Iiraan oo loo jeediyey fursad muhiim ah
Dalalka isku dayaya inuu sii jiro heshiiskii 2015 laga gaadhay barnaamijka Nukliyeerka Iran ayaa Isniintii isku raacay inay wax ka qabtaan suurta-galnimada in Mareykanka lagu soo celiyo heshiiskaas…