wargeyskadawan.com
Shirweynaha 7-aad ee Ururka Suxufitiinta ee Solja ayaa Si Rasmiya uga Furmay
Hargeysa (Dawan) Shirweynaha 7-aad ee Ururka Suxufitiinta ee SOLJA, ayaa si rasmiya uga furmay Hutel Ambasator ee magaalada Hargeysa. Shirkan ayaa soconaya muddo laba cisho ah.