wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Gobolka Sool oo Go’aan ka soo saaray Ciyaartii Sagal-jet iyo Dhaweeye
Laascaanood(Dawan) Guddoomiyaha xidhiidhka Kubadda Cagta gobolka Sool ayaa wareegta uu saaray ku sheegay in dhibcihii lagaga qaaday kooxda Sagal Jet, tartankii Sool Selection Cup, ay go’aan ku gaad…