wargeyskadawan.com
Dhagax-dhiga Fasalo Cusub oo lagu Kordhinayo Jaamacada Nugaal
Laascaanood(Dawan) Jaamacada Nugaal, ee magaaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa saaka la dhagax-dhigay fasalo cusub oo lagu kordhiyo. Waxaa dhismaha fasalada Jaamacadan lagu kordhiyay…