wargeyskadawan.com
Guddiga Doorashooyinka oo Madaxweynaha U Gudbinaya Xilliga Ay U Muddeeyeen Qabashada Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaannada
Hargeysa (Dawan) Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maadaxweyne Muuse Biixi u gudbinaya Qoraal ay ku caddahay xilliga ay u qorsheeyeen inay qabtaan doorashada Goleyaasha Wakiillada…