wargeyskadawan.com
Hawlagaladii Basaasiintii Caanka Noqday !
Virginia Hall, waxa ay ahayd gabadh Basaasad Maraykan ah oo ku dhalatay Baltimore sanadkii 1906. Waxaana ay ka qalinjebisay labadii kuliyadood ee qiimaha weyn ku lahaa waxbarashada sare ee haween…