wargeyskadawan.com
Jawharadda Islaamka: Ammaanada (Sheekh Cabdirisaaq Xasan Rakuub)
Hargeysa (Dawan) Diinta Islaamku waa mid innagu boorisa ammaanada, caddaaladda, daacadnimada, dhowrsanaanta, xidhiidhinta sokeeyaha, akhlaaq wanaagga, ballan oofinta, runsheegnimada iyo tilmaamo ka…