wargeyskadawan.com
Maamulka Degmada Berbera oo Bilaabay Dhismaha waddo Cusub
Berbera (Dawan)-Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa bilowday hirgelinta waddo isku xidhi doonta qaar ka mid ah xaafadaha degmada Berbera iyo goob loogu talogalay in gaadiidka kala duwan ee rakaa…