wargeyskadawan.com
Puntland oo Doonaysa inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha oo la Doonayo in laga Sameeyo Bariga Gobolka Sanaag
Sanaag (Dawan) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed Puntland, ayaa la sheegay inuu doonayo inuu carqaladeeyo Diwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo laga samaynayo deegaannada bari…