wargeyskadawan.com
“Aniga iyo Madaxweynaha wax khilaaf ah iyo Faddeexad toona nama dhex marin” Wasiir Hinda Jaamac Xirsi
Wasiirkii hore ee Shaqo-gelinta iyo arrimaha Bulshada oo beeniyey warar ku-tidhi-ku-teen ah oo baraha bulshada lagu faafiyey…. Hargeysa(Dawan)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda shaqo-gelinta, Arri…