wargeyskadawan.com
Sool: Baabuur Unbulance ah iyo Sarriiro La Gaadhsiiyay Degmadda Kalabaydh
Kalabaydh (Dawan): Degmadda Kalabaydh ee gobolka Sool ayaa shalay la gaadhsiiyay baabuur Unbulance ah iyo sarriraha cusbitaaladda. Waxaana qalabkaasi gaadhsiiyay guddoomiyaha golaha Wakiiladda Soma…