wargeyskadawan.com
Ciidanka Xeebaha oo Gacanta ku Dhigay Markab iyo Kalluumaysato Shisheeye
Saylac-(Dawan)-Ciidanka Ilaalada xeebaha jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo qabtey Markab nooca Kalluumeysiga ah iyo Kalluumeysato Ajnabi ah oo saarneyd Markabka. Markabka oo aan weli la shaacin dal…