wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay in Taawarada Shirkadaha Isgaashsiinta Magaalada laga Saarayo
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Taawaradda shirkaddaha isgaadhsiinta laga saarayo gudaha magaalada Hargeysa. Sidoo kale waxaa ay sheegeen in guud ahaan Taawarada ka…