wargeyskadawan.com
WEEDHA WARGEYSKA Hab-Dhaqanka Reer Somaliland Waa Mid Asal Ahaan Ku Saleysan Nidaamka Dimoqraadiyadda
Hargeysa (Dawan) Shacbiga ku nool xuduudaha Jamhuuriyadda Somaliland hab-dhaqankoodu waa mid asal ahaan ku saleysan Caddaalad, Sinnaan iyo wada noolaansho marka laga eego dhinacyada Garsoorka, waxq…