wargeyskadawan.com
Dawladda Hoose ee Berbera oo Dhagax dhigtay Waddo Hawlbawle ah
Hargaysa -(Dawan) Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa dhagax dhigtay waddo isku xidhi doonta dekedda Berbera iyo waddada halbawlaha ah ee isku xidha Berbera iyo Hargeysa. Ugu horreyn waxa halkaa…