wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Mabnuucay in Dalka la Dhiso Dhisme aan wasaaradda Hawlaha Guud ansixin Naqshaddiisa
Hargeysa (Dawan) – Wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guryeynta Somaliland, ayaa soo saartay awaamiir mabnuucaya in dalka laga dhiso dhisme aan Naqshaddiisa wasaaraddu ansixin. Wareegto ka soo baxd…