wargeyskadawan.com
Waftigii Somaliland ee ku Sugan Dawladda Deegaanka oo Gaadhay Deegaanka Wershadaha Dhagaxle
Jigjiga-(Dawan)-Wefdi ganacsatada reer Somaliland ah oo ku sugan dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa kormeeray deegaanka waxsoosaarka wershedaha ee Dhagaxle. Wefdigaasi waxa hogaaminayay guddo…