wargeyskadawan.com
Magacyada Ganacsatada Reer Tog-Wajaale ee Itoobiya Xayirtay Hantidii Baananka u Taalllay, Eedaha Loo Haysto
Tog-wajaale-(Dawan)- Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn o…