wargeyskadawan.com
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta JSL Oo Ceerigaabo Ka Daahfuray Korontada Cadceedda Ku Shaqeysa
Ceerigaabo-(Dawan)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal, ayaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka daahfuray korontada ku shaq…