wargeyskadawan.com
Maxaa ka soo Baxay Kalfadhigii saaka ee Golaha Guurtidda?
Hargeysa (Dawan) Kalfadhigii aan ccaadiga ahayn ee la isugu yeedhay, mudanayaasha golaha guurtidda ayaa saaka si rasmiya u furmay. Waxaa kalfadhiga aan caadiga ahayn, shir-guddoominayay guddoomiyah…