wargeyskadawan.com
Xisbiga WADDANI oo Sharci-darro ku Tilmaamay xadhigga Ciyaaryahan Jufo
Hargeysa (Dawan) Xoghayaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI, Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase), ayaa cambaareeyey xadhigga Ciyaaryahanka Maxamed Jufo oo Ciidanka Boolisku xidheen, ka dib m…