wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Mar kale Cayimay Wakhtiga Rasmiga ah ee Doorashada
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu maanta ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyi…