wargeyskadawan.com
CIRRADA TIMAHA: Waxyaabaha Sababa Iyo Sida Looga Hortagi Karo!
Hargeysa (Dawan) Cirrada timaha: Waa hubaal in qof kasta oo noolaadaa uu filanayo in ay imanayso maalin uu madaxiisa cirro ku arkaa. Marar badan cirradaasi waxa ay ku timaaddaa gabowga, laakiin wax…