wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Culimada ugu Baaqday ka Hadalka Tacadiyada Haweenka
Hargeysa (Dawan):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland,ayaa culimo awdiinka dalka ugu baaqday in ay ka hadlaan oo ay bulshada ka wacyi geliyaan dhibaatooyinka haweenka ka dhanka ah ee lagula koco. …