wargeyskadawan.com
Ciidanka Asluubta oo Beer Khudradeed ka Hirgeliyey Madheera
Madheera (Dawan)-Ciidanka Asluubta ee Somaliland ayaa xabsiga Madheera ka hirgeliyay Beer loogu talogalay inay Ciidanka ay ka daboosho baahiyaha khudaarta. Beertan oo ah mid hab casri ah loo hirgel…