wargeyskadawan.com
Guddida Dhismaha Wado-bariis oo qaadhaan-lacageed kala wareegay Jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka
Qore. Saleeban Kalshaale Hargeysa(Dawan)-Guddida Dhismaha jidka laamiga ah ee Waddo-bariis,ayaa lagu wareejiyey kaalmo lacageed oo ay soo direen dad kamida Jaalliyada Somaliland ee dalka Imaaraadka…