wargeyskadawan.com
Xisbiga WADDANI oo soo qadimay Wakhtiga diwaangelinta Murrashaxiinta u tartamaya
Hogaanka Xisbiga WADDANI, ayaa go’aamiyey in maalinta beri ee Khamiista la bilaabo diwaangelinta Murrashaxiinta xisbigaasi uga tartamaya goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada gobolada dalka. Go’aanka…