wargeyskadawan.com
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo loo Caleemo Saaray in uu Noqdo Suldanka Guud
Hargeysa (Dawan) Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa loo caleemo saaray inuu noqdo Suldaanka Guud ee Beelaha dhexe ee Somaliland, ka dib markii uu shalay gelinkii dambe geeriyooday Aa…