wargeyskadawan.com
Kulan Lagaga Hadlay Shuruuda Adag ee Ku Xidhan Tartamayaasha Murashixiinta Saddexda Xisbi Ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI Oo Komiishanku Qabtay
Hargeysa(Dawan)-Kulan muhiim u ah arrimaha doorashooyinka la filayo in ay Somaliland ka qabsoomaan ee Gollayaasha Wakiillada iyo Deegaanka, isla markaana lagu hubinayo in murrashaxiintu buuxiyeen s…