wargeyskadawan.com
Xisbiga KULMIYE oo lacagta Murrashaxnimada ka Dhaafay Tartamayaasha Haweenka iyo Beelaha laga Tirada Badan Yahay
Hargeysa (Dawan) Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka dhaafay lacagta murrashaxnimo tartamayaasha ka socda haweenka dalka iyo beelaha la hayb-sooco. Qoraalkan oo soo gaadhay xafiisk…