wargeyskadawan.com
Erayo Xikmad Badan oo ku Saabsan Hinaasaha ama Masayrka
Waa qormo aynu ilo kala duwan oo afka Carabiga ku qoran aynu ka soo ururiney oo iftiiminaya ereyo xikmad badan xambaarsan oo laga yidhi hinaasaha ama maseyrka. – Hinaasuhu mar walba astaan uma aha …