wargeyskadawan.com
Kaadida Xanuunka Badan ama Gubta Qofka (Dysuria)
Kaadida xanuunka badan ama gubta bukaanka siiba marka uu qofku kaajayo, waa calaamad lagu garto infekshin ku dhaca habka kaadi mareenka qofka. Dumarka ayaa ah kuwa ugu badan ee ay xaaladan ay la so…