wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Digniin Adag Dul Dhigay Dad Boob ku Haya Buuraha Naasa Hablood
Hargeysa (Dawan) Buuraha Naasa Hablood ee astaanta u ah magaalada Hargeysa, ayaa kuwa ay dawladdu maamusho. Waxaa hadda sifo sharciga baalmarsan u seestay isla markaana dhulkii danta guud ahaa u q…