wargeyskadawan.com
Dawladda Hoose ee Laascaanood oo Hirgelisay Dugsigii Labaad ee Xirfaddaha Farsamada Gacanta 
Qore: Faysal Xiis Afgaab Laascaanood (Dawan)- Dawladda hoose ee degmada Laascaanood ayaa magaaladaasi ka hirgalisay dhismaha dugsigii labaad ee loogu tala galay in lagu barto xirfadaha kala duwan …