wargeyskadawan.com
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Ayaa Qaybaha Kala Duwan Ee Warbaahinta Uga Digtay Ka Hadalka Arrimaha Ciidamada.
Hargeysa (Dawan) – Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa uga digtay qaybaha Warbaahinta Somaliland inay ka feejignaadaan ka hadalka arrimaha Ciidamadda . War qoraal ah oo…