wargeyskadawan.com
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka Warbixisay Olole ay Dadka Kaga Wecyi-gelinayaan khatarta Xannuunka Covid-19.
Hargeysa (Dawan) – Ololahan oo ka socday dhamaan gobolad Somaliland oo maanta soo gaba-gaboobay waxa hadalo ka jeediyay Dr. Yuusuf oo ka mid ah dhakhaatiirta la shaqeeya wasaaradda horumarinta caaf…