wargeyskadawan.com
Murrashax Khaalid Cawil Curyaan oo lagu shaaciyey Madal kulmisay Qoor-weynta Waddani iyo Taageerayaal tiro badan
Munaasibad balaadhan oo ay ka qaybgaleen Hogaanka, Xisbiga WADDANI, Madaxdhaqameed, Aqoonyahan iyo boqolaal taageerayaal ah, ayaa habeenkii xalay lagu shaaciyey Murrashaxnimada Khaalid Cawil Curyaa…