wargeyskadawan.com
Madaxweyne Maraykanka oo ku dhawaaqay qorshe deg deg ah oo la xidhiidha Talaalka Covid19
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Salaasadii shalay sheegay, in Mareykanka uu rajo ka qabo in wixi loo gaadho dhamaadka bisha May la heli doono, tallaal ku filan dhammaan dadka qaan gaad…