wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Dib u Hawlgelisay Guddidii Abaaraha
Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aamisey in guddidii abaaruhu dib u hawl-gasho, xubno xaqiiqo raadin ahna u dirto goobaha abaaruhu ka jiraan ee u baahan biyo dhaamis iyo…