wargeyskadawan.com
Wasaaradda Cadaaladda oo Kulan La Qaadatay Mas’uuliyiinta Nootaayooyinka Hargeysa.
Hargeysa-(Dawan)-Wasaaradda Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan la qaadatay mas’uuliyiinta nootaayooyinka ka hawl gala caasimadda Hargeysa. Kulankaas ayaa ku saabsanaa hirgelinta xeerka …