wargeyskadawan.com
Xafiiska Hanti-dhowrka guud oo baadhis ka bilaabay Saddex Hay’addood oo ay ku jirto Wakaaladda Dekedduhu
Qore. Saleebaan Kalshaale Berbera(Dawan)-Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa howlgal baadhis ah ka Bilaabay qaar kamida Xafiisyada Dawladda ee Magaalada Berbera ku…