wargeyskadawan.com
Wariye Shaqadiisi Ku Waayay Faalo Uu Ka Bixiyey Xaaska Amiir Harry
London (Dawan)- Piers Morgan oo kamid ah weriyayaasha ugu caansan Ingiriiska ayaa ka tegay shaqadii u hayay barnaamijka Good Morning Britain ee telefishinka ITV, kadib muran ka dhashay faallo uu ka…