wargeyskadawan.com
Saddexda Xisbi Qaran Iyo Masuuliyiinta Koomiishanka Qaranka Oo Kormeer Ku Maray Goobaha Kaadh Qaybintu Ka Socoto Magaaladda Ceerigaabo
Ceerigaabo(Dawan)-Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ee UCID,WADDANI iyo KULMIYE oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta soo kormeeray goobaha ay…